PKK IYO YPG OO LAGU FARA SAARAY SURIYA.
(SAWIRKA)-DALKA SURIYA.
(SYRIA)-Ugu yaraan lix qofood ayaa la dilay waxaane la dhaawacay sideed kale maanta oo Jimca ah(1/9/23)-ka Waqooyi-Galbeed dalka Suriya ka dib markii kooxaha uu dalka Turkiga u aqoonsan yahay iney yihiin Argagixiso ee PKK iyo YPG ey weerareen halkaasi. Waqti hore oo maanta ah sida ey sheegeen ilo wareedyo maxali ah Qabiilo asalkoodu yahay Carab oo degan Jarablus kan tirsan Gobolka Xalab ayaa sameeyey hawlgalo ey ku sifeynayaan kooxaha aragaixisada PKK, YPG, iyo xoogaga mucaaradka dalka Suriya oo inta badan maamula dhulka ey ku nool yihiin kooxaha PKK iyo YPG.
ISHA AA.