ASKARTA ERITYEREEYA OO DIL IYO DHAC KA GEESTAY GOBOLKA TIGRAY..MARKHAATI.

800.jpeg

Haweeneey u dhalatay dalka Itoobiya kana soo jeeda gobolka Tigray balse haysata dhalashadda dalka Maraykanka ayaa waxa eey dib ugu laabatay gobolkii eey ka soo jeedaya Tugra ee Itoobiya dagaalka ka dib,haweeneeydaan ayaa ah mid dalka Maraykanka uga shaqeysata xirfadda caafimaadka waxa eeyn Tigray u aaday ineey soo hubiso reerkeedii amaba qoyskeedii oo eey war ka weeysay tan iyo markii uu bilawday dagaalka Tigray waxaane dhacday in haweneydaas qabteen ciidamo u dhashay Eritereeya mana eeysan tusin warqadeedii dhalashadda ee cadaynaysay ineey tahay Tigray oo waxa eey tustay baasaboorkeda Maraykanka ah waana sida eey uga badbaaday ciidamdii eritereeya. Dahaca,dilka iyo waxyaabaha xun eey ku kaceen ciidamadda eritereeya ee ku sugan gobolka Tigray ayeey uga hadashay wakaaladda wararka AP. XIGASHO AP.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

MARAYKANKA OO UGU BAAQAY ERITREEYA INEEY CIIDAMADEEDA SI DHAQSI AH UGALA SOO BAXDO TIGRAY.

Next
Next

SEDDEX DAL AYAA ISU BEHAYSTAY DAGAALKA LOOGA SOO HORJEEDAY TIGRAY.