NIN LUG KU TEGAY MASJIDKA AL-AQSA.

(SAWIRKA)NEIL DAUXOIS OO TAAGAN MASJIDKA QUDUS.

(QUDUS)-Nin Faransiis Muslim ah lana yiraahdo NEIL DAUXOIS ayey dadka reer Falastiin ah kuna sugan Qudus u soo dhaweeyeen si weyn ka dib markii uu Dauxois uu soo lugeeyey masaafo dhan 3,900-kiilomitir una dhiganta 2423-Mayl muddo dhan toban bilood si uu u gaaro Masjidka barakaysan ee Al-Aqsa ee ku yaalo bariga Qudus oo ka mida dhulka ey haysato Yuhuuda. Dauxois waa 26-jir Faransiis Mauslim ah asal ahaan ka soo jeeda dalka Aljeeriya lugna uga soo baxay dalka Faransiiska toban bilood ka hor si uu u gaaro Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QM IYO JAPAN OO MASHRUUC KAALMO AH U…

Next
Next

DIBLOMASIYIIN MARAYKAN AH OO LAGU…