QM IYO JAPAN OO MASHRUUC KAALMO AH U…

DADKA EY SAAMEYSAY ABAARTA EE GEESKA AFRIKA.

(NAIROBI)-Qaramada Midoobe iyo Japan ayaa si wada jir ah u bilaabay mashruuc kaalmo lagu siinaayo bulshada Bariga Afrika abaarta darteed. Barnaamijkaan ayaa ah mid isku xiri doono dhulka ey saameysay abaarta kuna nool yihiin xoolo raacato iyo kuwa qoto beeraha kuna nool wadamadda Jabuuti,Kenya iyo Uganda,cuno,lacag iyo waxyaaba muhiim ah iyo hawlo kale ayaa loo qaban doonaa dadka ku nool dalalkaas. Hayadda Qaramada Midoobe u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo la shaqeyneyso dalka Japan ayaa maanta oo Arbaca ah(19/4/23)-ka bilaabay mashruuc kaalmo lagu siinaayo dadka ey saameysay abaarta ee kala ah xoolo raacato iyo beeraaley ee ku nool dalalka Bariga Afrika.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DOON SIDAY MUHAAJIRIIN OO HERTISAY JABAL.

Next
Next

NIN LUG KU TEGAY MASJIDKA AL-AQSA.