NIN JIRDIL KA GAYSTAY LIBEIRYA OO LA….
DAGAALKII LIBERIA.
(PARIS)-Dagaalyahan hore oo reer Libeeriya ah ayaa waxay dacwad uga bilaabatay caasimadda dalka Faransiiska ee Paris maanta oo Isniin ah,dagaalyahankan loo haysto dembiyo lid ku ah bani’aadanimada eeyna ka mid tahay Jirdil waqtigii uu socday dagaalkii sokeeye ee dalkaasi Libeeriya sannadkii 1990-kii. Kunti Kamara oo 47-jir ah ahaayne ninkii hogaaminaayey kooxdii Ulimo ee hubaysneed ayaa waxa uu gaystay Jirdil baahsan taaso ka soo horjeedo bani’aadanimada,Jirdilka eey gaysatay kooxda Kunti ayaa waxa uu ka dhacay degmada LOFA sannadadii 1993 iyo 1994-tii,Kunti ayaa waqtigaas ahaay mid aad u da’ayar waxa eeyna da’adiisu ka yareed 20-sano.
ISHA WARKA AP.