NIN GAYSTAY TOOGASHO OO KA SOO MUUQDAY..

HOTEL-KA EEY TOOGASHADA KA DHACDAY.

(MICHIGAN)-Nin lagu eedeeyey inuu dil u gaysatay shaqaale Hotel ku yaalo Suburban ee caasimadda gobolka Michigan Detriot ee dalkaasi Maraykanka. Ninkaan ayaa waxa uu isku qariyey muddo saacada ah qol ka mida Hotel-ka uu ka gaystay dilka ayaa shalay oo Axad ahayd waxaa lagu xukumay inuu yahay nin gaystay dil iyo dembiyo kale.Richard William-Lewis oo 34-jir ah gaystayne dil ayaa iska diiday eedeymaha loo soo jeediyey waqti uu ka soo dhex muuqday maxkamadii qaadaysay dembigii loo haystay.

ISHA WARKAAP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NIN JIRDIL KA GAYSTAY LIBEIRYA OO LA….

Next
Next

WADA HADAL U FURMAY MASAR IYO GIRIIGA.