NIGER: AJAANIBTA OO ISAGA BAXAYSA.

(SAWIRKA)-GAROONKA CAASIMADDA NIEMY EE DALKA NIGER.

(NEIMY)-Dalka Niger ee dhaca galbeedka Qaaradda Afrika ee uu ka dhacay Afegembi aan dhiig ku daadan ayaa hadda wajahaayo culaysyo fara badan oo kaga imaanayo caalamka gaar ahaan wadamadda Galbeedka Afrika. Isbahaysiga la magac baxay ECOWAS eyna iska leeyihiin dalalka Afrikada Galbeed ayaa waqti u qabtay ciidamadda afgembiga ka sameeyey dalka Niger 26/7/23-ka,waqtiga loo qabtay kooxda afgembisay Madaxweyne Maxamed Bazoum ayaa ku eg maanta oo Axad ah sida horay loo sheegay,hadaba Niger ma waxaa ka dhici doono dagaal faraha looga gubto mase ciidamadda afgembiga sameeyey ayaa maqli doona baaqa caalamka iyo kan wadamadda Afrikada Galbeed?

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DENMARK OO MAR KALE LAGU GUBAY KITAABKA ALLE.

Next
Next

DAGAALKA ITOBIYA IYO KAN SUDAN MAXAY ISAGA EG YIHIIN?