DAGAALKA ITOBIYA IYO KAN SUDAN MAXAY ISAGA EG YIHIIN?

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA AMXAARADDA .

(ADDIS ABABA)-Dalka Sudan waxaa weli ka socdo dagaal soo bilawday 15/4/23-ka,dagaalkan ayaa u dhexeeyo Ciidamadda Militeriga dalka Sudan iyo Xoogaga Gargaarka deg dega ah,labadaan ciidan ayaa isu kaashaday ridida xukuumadii uu hogaaminaayey Madaxweynihii hore dalka Sudan Cumara Xasan Al-Bashiir oo ilaa hadda xabsiga ku jiro. Dawladaha caalamka ayaa isku dayey iney xal u helaan dagaalka dalka Sudan ee galaaftay dad fara badan naftooda eyna ku barakaceen kumanan dad ah. Hadaba haddii aan dib u eegno waxa ka soo cusboonaaday dalka Itoobiya ee ah dagaalka u dhexeeyo ciidamadda Dawladda Federaalka Itoobiya iyo ciidamadda Fano ee gobolka Amxaaradda,ciidamadda Amxaaradda ayaa garab istaagay markii ey Dawladda Federaalka Itoobiya la dagaalaysay xoogaga Tigray laba sano ka hor,ma la dhihi karaa Itoobiya waxaa ka bilawday dagaal la mida kan hadda ka socdo dalka Sudan ey deriska yihiin? Jawaabta su’aasha halkan ka akhriso.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

NIGER: AJAANIBTA OO ISAGA BAXAYSA.

Next
Next

MUHAAJIRIIN LAGU LA’AYAHAY XEEBAHA DALKA…