NEGEEY CALI KHALIIF MIYUU BAXSADAY MASE…?

(SAWIRKA)-NEGEEYE CALI KHALIIF.

(LONDON)-Ma aha markii ugu horeeysay ugun dambaysay ee la maqlo Sarkaal,Masuul,Aqoonyahan iyo Siyaasi u goostay dhinaca kooxa Alshabaab,maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada si aad ah u qabsaday ninka la yiraahdo Negeey Cali Khaliif oo kaaliye bare ka ahaay Kulliyada Saxaafadda ee Jaamicadda Ummadda Soomaaliyed,ninkaan ayaa la sheegay inuusan shaqo imaan muddo dhan ilaa seddex maalmood markii gurigiisa la tegayne laga soo waayey,telefoonkiisana uusan qabanayn arrintaan ayaa waxa ey dhalisay shaki ah in ninkaan uu u baxsaday dhanka kooxda Alshabaab oo la sheegay inuu fikir ahaanba aaminsanaay iney yihiin koox xaq u dirir ah kuna taagan wada sax ah,arrinta kale ee ayadana la yaabka leh ayaa ah ninkii damiintay markii Negeeye la shaqaaleynaayey isagana laga waayey gurigiisa lana aqoon meel uu cirib iyo jaan dhigay,ninkaas ayaa magaciisa lagu soo koobay AKA.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

WAR MURTIYEED KA SOO BAXAY CULIMADA NAIROBI.

Next
Next

MW-XASAN MUXUU KA DAMACSAN YAHAY…