MW-XASAN MUXUU KA DAMACSAN YAHAY…

(SAWIRKA)GOLAHA WADA TASHIGA QARAN.

(MUQDISHO)-Madaxwweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Jimca ah waxa uu ka hadlay Masaajidka Madaxtooyada salaadii Jimcaha ka dib,MW-Xasan ayaa khudbadiisa kaga hadlay arrimo fara badan ey ka mid yhiin doorashooyinka Dawlad goboleedyada,kuwa Federaalka iyo kursiga Reysal Wasaaraha oo lagu bedelaayo Madaxweyne ku xigeen marka la gaaro sannadka-2026-ka. Madaxweyne Xasan ayaa doonaayo inuu dadka Soomaaliyeed ku qanciyo Go’aamadii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu qabtay magaaladda Muqdisho bishii Meey-2023-ka,qodobadii shirkaas ka soo baxay ayaa dhigaayey in la mideeyo doorashada Maamul Goboleedyada dalka ka jira in la isugU geeyo bisha Novembar-2024-ka, in dalka laga dhiso laba xisbi oo u tartanta xilka hogaanka dalka Soomaaliya,halka Madaxweyne Xasan uu isaga tanaasulay inuu isaga ku darsado sannad dheeri ah.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

NEGEEY CALI KHALIIF MIYUU BAXSADAY MASE…?

Next
Next

DFS OO DIB ULA WAREEGTAY RUUN-NIRGOOD.