DFS OO DIB ULA WAREEGTAY RUUN-NIRGOOD.
(SAWIRKA)-CIIDAMADA DAWLADDA IYO KUWA MACAAWIISLEYDA H/SHABEELE.
(H/SHABEELE)-Wararka aan ka heleyno degmada Ruun-Nirgood ee G/shabeeladda Dhexe ee maamulka H/shabeele ayaa sheegaayo in Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaayo xoogaga degaanka ey maanta oo Jimca ah si buuxda ula waregeen gacan ku haynta degmada Ruun-Nirgood taaso ey isaga soo bexeen Ciidanada iyo oogaga degaanka bil ka hor balse maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ayaa awoodi kari waayey iney sii joogaan degmada Ruun-Nirgood sababa la xiriiro cabsi ey ka qabaan in weerar culus uga yimaado ciidamadda dawadda iyo xoogaga degaanka oo iskaashanaayo.
ISHA/CAASIMADA.