MW-XASAN SHEEKH OO SI ADAG UGA HADLAY…

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH.

(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta oo Sabti ah kuna beegan 24/11/23-ka furay kalfadhigii 4-aad ee Baarlamaanka Jmhuuriyadda Federaalka,MW-Xasan Sheekh ayaa ka hadlay arrimo Xasaasi ah oo ku aadan Xaaladda Cakiran ee maamulka Puntland. MW-Xasan Sheekh ayaa khudbadiisa maanta ku soo hadal qaaday Muranka Hareeyey Doorashooyinka maamulka Puntland una dhexeeyo Madaxweyne Siciid C/laahi Deni iyo xubnaha Mucaaradka Puntland,MW-Xasan Sheekh ayaa sheegay inu si dhaw ula socdo dhiiladda ka soo cusboonaatay maamulka Puntland balse waxa uu ugu baaqay in laga wada hadlo wax kasta oo Khilaaf ah kana jiro Puntland.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-XASAN SHEEKH OO KA HADLAY WAX KA BEDELKA…

Next
Next

Dr.XUSEEN SHEEKH OO KA HADLAY DASTUURKA DALKA.