MW-XASAN SHEEKH OO KA HADLAY WAX KA BEDELKA…

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH OO DHEX FADHIYA GOLAHA SHACABKA.

(MUQDISHO)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaayey kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay hiigsiyadda Qaranka ey dadaal muuqdo ku bixisay DFS, MW-Xasan ayaa sheegay in DFS ey Juhdi fara badan ku bixisay Cafinta Deynta Soomaaliya lagu leeyahay,Qaadista Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya,ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika(EAC) iyo Xureynta degaanadda Badan ee weli ku jira gacanta kooxda Alshabaab. Madaxweyne Xasan ayaa ka dhawaajiyey in Xildhibaanadda Baarlamaanka JFS looga baahan yahay iney meel mariyaan Ansixinta wax ka bedelka Dastuurka JFS kaaso aan waxba laga qaban tan iyo markii la bilaabay in lagu dhaqmo,waane dawladdii ugu horeysay ee horgaysa baarlamaanka wax ka bedelka Dastuurk JFS.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GUDOOMIYE ADEN MADOOBE OO XAQIIJIYEY IN…

Next
Next

MW-XASAN SHEEKH OO SI ADAG UGA HADLAY…