MW-XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY…

(SAWIRKA)-AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

(DHUUSAMAREEB)-Dikireeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa maanta oo Jimca ah(18/8/23)-ka lagu magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya waxaane xilkaaan loo magacaabay Md.C/xakiim Maxamed Yusuf kaaso horay u ahaay la taliyaha MW-Xasan Sheekh,xilkaan ayaa waxaa ka iska casilay Dr.Xuseen Sheekh Maxamuud,sababta uu isu casilay ayuu Dr.Xuseen ku sheegay inuu damac kaga jiro inuu noqdo Madaxweynah maamulka KGS halkaaso ah halka uu ka soo jeedo Md.Dr.Xuseen Sh.Maxamuud.

ISHA/VILLA SOMALIA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MA BEEN ABUURBAA GENERAALNIMADA SHEEGAW?

Next
Next

WAA KUWEE 5-TA QODOB UU SHEEGAY MW-XASAN?