MW-XASAN SHEEKH OO ADDIS ABABA UGA QEYBGALAY…

MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(ADDIS ABABA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kaga qeybgalay meertada 36-aad ee shirka hogaamiyeyaasha wadamada Afrika kana tirsan Ururka Midawga Afrika(AU). Madaxweyne Xasan ayaa halkaasi ka jeediyey khudbad dheer aadne u qiima badneed taaso taabanaysay meelo badan,khudbada ayaa waxa ey taabanaysay dhinacyo badan waxa uuna sheegay in dalka Soomaliya uu ka gudbi doono caqabadaha hortaagan.

ISHA WARKA SB-MEDIA.

HALKAAN KA AKHRISO KHUDBADA.

Previous
Previous

HOLLAND OO DALKEEDA KA ERIDAY…

Next
Next

DAGAALKA LAASCAANOOD OO GALAY TODOBAADKIISII…