HOLLAND OO DALKEEDA KA ERIDAY…

DALKA HOLLAND.

(LONDON)-Dalka Holland ayaa go’aansaday shalay oo Sabti ahayd 18/2/23-ka inuu dalkiisa ka eryo qaar ka mida diblomaasiyiinta dalka Ruushka u joogo Holland ka dib markii uu dalka Ruushka uu bedelay hawlwadeenadii xafiiska Ganacsiga ee safaaradda Ruushka bedelkoodana uu keenay Saraakiil Sirdoon ah. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Holland ayaa go’aan ku gaartay in la xadido tirada diblomaasiyiinta ka hawlgasha safaaradda Ruushka ee dalka Holland inta laga xalinaayo muranka u dhexeeyo labada dal.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

FADHIGII 36-AAD EE MADAXDA AFRIKA.

Next
Next

MW-XASAN SHEEKH OO ADDIS ABABA UGA QEYBGALAY…