MW-XASAN OO SHIR GUDOOMIYEY SHIRKII NEW YORK.
(SAWIRKA)-SHIRKA NEW YORK.
(NEW YORK)-Wararka laga helaayo magaaladda New York ayaa sheegaayo in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Qaramada Midoobe ee New York waxa uu ku gudoomiyey shirka Amniga Soomaaliya oo lagu muujinaayomuhimadda ey gobolka u leedahay dawladnimada Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgelaayo 26-dal Qaramada Midoobe,Jaamicadda Carabta Midawga Yurub iyo Midawga Afrika. Qorshaha shirka ayaa ah dib u dhiska Ciidamadda qalabka sida ee Soomaaliya,xoreynta degaanadda weli ku jiro gacanta Argagixisada iyo iskaashiga dalalka deriska ah.
ISHA/CAASIMADDA.