MW-XASAN OO MAANTA LA KULMAY DHALLINYARADA IYO AQOON…

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanyo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxmuud uu maanta oo Talaada ah uu kulan la qaatay dhallinyarad,Aqoonyahanada iyo Hormuudka Bulshada Rayidka, ujeedka kulanka maanta ayaa ah sii balaarinta la tashiyadda ey Dawladda Federaalka Soomaaliya ku xaqiijinayso Hiigsiyadda dalka Soomaaliya. MW-Xasan ayaa dadkii uu la kulmay waxa uu uga warbixiyey arrimaha ey Dawaladda Federaalka Soomaaliya ey Mudnaan siineyso sida Ciribtirka Alshabaab,Dhammaystirka Dastuurka,Abuuritaanka furado shaqo iyo Yareynta Saboolnimada Soomaaliya.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SOOMALIYA OO DHAQAALE KA HESHAY QM.

Next
Next

ISRAEL OO KA HADASHAY WEERARKII…