MW-XASAN OO MAANTA LA CIIDAY AGOONTA CXDS.

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH OO LA CIIDAYA AGOONTA CXDS.

(MUQDISHO)-Wararka ka imanayo magaaladda Muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud uu maanta farxadda munaasabadda Ciidul-Fidriga la qaatay qaar ka mid ah caruurta Halyeeyadii ku Shahiiday dagaalka dalka looga Xoreynaayo kooxda Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Xukuumadiisa ey joogtayn doonto Xuquuqda u gaarka ah Caruurta Agoonta Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ee naftooda u huray difaac dalkooda hooyo. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri”Dawladoodu marnaba ma hilmaami doonto Ubadka iyo eheladda ey bexeen Halyeyadii u Shahiiday difaaca dalkooda”.

ISHA/CAASIMADDA.

RIIX HALKAN.

Previous
Previous

MARAYKANKA OO ISKA DIIDAY INUU KA QEYB QAABTO WEERAR LAGU QAADO IRAAN.

Next
Next

36-TAHRIIBE OO ITOOBIYAAN AH OO KU DHINTAY XEEBAHA JABUUTI.