MW-XASAN OO KHAMIISTA LA KULMI DOONO…

(SAWIRKA)-MUCAARADKA DFS.

(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in maalinta Khamiista ah ee todobaadkan uu kulan dhexmari doono Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mucaaradka dawladiisa,wararka qaar ayaa sheegayo in kulanka lagu lafa guri doono wax ka bedelka Qodobo ka mida Dastuurka JFS kaaso hadda hawshiisu tahay gababago lana horgeyn doono labada aqal ee baarlamaan JFS. Arrinta ugu weyn ey Mucaaradku ka didsan yihiin ayaa ah in dalka Soomaaliya uu yeesho Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku-Xigeen meeshan alga saaro xilka Reysal Wasaaraha,Mucaaradku ma diidana qodobada kale ee iyagana wax laga bedelaayo oo waxa ey isku arargti ka yihiin DFS.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DEGMADA JILIB OO LAGU DILAY HORJOOGE SARE.

Next
Next

XUUTIYIINTA OO WEERARAY MARKAB MARAAYEY…