QOYS TALYAANIGA UGA BAXAY BAABUUR SO EEY UGU….

2290316-428238750.jpeg

Haweeney la yiraahdo Alice Brignoli iyo odaygeeda oo isna la yiraahdo Maxamed heeysta dhalashada dalka Talyaaniga balse asal ahaan ka soo jeeda dalka Marooko ayaa waxa eey u safreen dalka Suuriya sannaddkii 2015-tii si eey ugu biiraan kooxdii Daacish,qoyskaan iyo caruurtooda oo ah seddex ah da’adooda lagu kala shegay 6-jir,4-jir iyo 2-jir ayaa dalka Talyaaniga waxa eey uga safreen baabuur waxa eeyna sii mareen dalalka Yuguslaafiya,Bulgaariya iyo Turkiga oo eey uga gudbeen Suuriya. Haweeneyda Talyaaniga ah lana yiraahdo Alice Brignoli iyo caruur eey wadatay ayaa waxa eey dib ugu laabteen dalka Talyaaniga halka aabihii uu caafimaad darro ugu geeriyooday dalka suuriya,dawladda talyaaniga oo kaashanaysa Maraykanka ayaa haweeydaan iyo caruurtaba ka soo helay xero eey maamulaan kudiyiinta suuriya laguna haayo dagaalamayaal ajaanib ah.

HALKAAN KAKAHRISO WARKA.

Previous
Previous

Ka dib markii uu raadinaayey..

Next
Next

Wax ka ogow Qaatka Kenya siduu ku yimaad soomaaliya?