Ka dib markii uu raadinaayey..

fam_0.jpg

Alexander Bedran waa 25-jir ku dhashay dalka Kenya kuna nool dalka Libnaan,waxa uuna ug dambeyntii Bedran helay ehelkiisa uu raadinaayey muddo dheer. Bedran ayaa waxa uu ku dhashay magaala xeebeedka Mombasa sannadkii 1995-tii,hooyadiis waa Kenyan aabihiisna waa Libnaan waxaane Bedran oo jira 2-sano si qarsoodi ah ula baxsaday aabihiis oo reer Libnaan ah. Bedran ayaa yiri” HOOYADEEY JACINTA MUENI KITINGA WAA EEY IS DISHAY SANNNAD KA DIB MARKII UU DAYACAY AABAHEEY AXMED YUUSUF BEDRAN,WAXA EEYNA IFKA UGA TAGTAY LABA CARUUR AH ANIGA IYO WALAASHEEY”. Xigasho wargayska Daily nation-Kenya.

Halkaan ka akhriso warka.

Previous
Previous

Musharax Madaxweyne oo nidar ku maray inuu la dagaalami musuqa iyo alshabaab.

Next
Next

QOYS TALYAANIGA UGA BAXAY BAABUUR SO EEY UGU….