Wax ka ogow Qaatka Kenya siduu ku yimaad soomaaliya?

fishers.jpg

Waxa aan la soconaa tan iyo markii uu dunidda ka dilaacay cudurkaan safmareenka ah ee uu sababo CORONAVIRUS looma yaqaano COVID-19 waxaa dalak soomaliya laga joojiyey inuu soo galo qaatka laga keeno dalka Kenya,joojinta qaatkaas ayaa waxa uu sabab u noqday in beeraleyda beerta qaatka soo food saarto dhaqaale xumi aad u ba’an waxayna taas sababtay in wasiirka beeraha dalkaas uu is hortaag ku sameeyo banaanbaxyo eey sameeyn rabeen beeraaleyda waxaane dhacday in beeralayda qaatka in la deymiyey lacag si eey uga badbaadan dhaqaale xumi la soo derista. Su’aasha ayaa ah waa la joojiyey qaatkii ka imaanaayey dalka Kenya inuu soo galo soomaaliya hadane qaatkii waa yimaadaa dalka soomaaliya,sidee ayey arrintaan ku dhacday?

Wargayska caanka ah kana soo baxa dalka Kenya ee la yiraahdo” DAILY NATION “ ayaa waxa uu wax ka qoray qaabka qaatka Kenya loogu gudbiyo soomaaliya iyo meelaha uu sii maro qaatkaas.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

QOYS TALYAANIGA UGA BAXAY BAABUUR SO EEY UGU….

Next
Next

TAHRIIBAYAAL SOOMALI AH OO LA SOO BADBAADIYEY.