TAHRIIBAYAAL SOOMALI AH OO LA SOO BADBAADIYEY.

60880.jpg

Hayadda socdaalka caalamiga ah(IOM) ayaa maalintii Jimcaha 25/9/2020-ka sheegatay in la helay seddex qofood meydkooda kuwaasoo dooni kula degtay xeebaha dalka Liibiya waxaane la al’ayahay seddex iyo toban kale. Kallumaysato reer Liibiya ah ayaa arkay doonida degtay waqti dambe maalibtii khamiista,waxaane suuragashay in la maareeyo sidii looga saari lahaay biyaha laba iyo labaatan kale oo muhaajiriin ah kuwaasoo u kala dhashay dalalka MASAR,BANGAALADEESH,SUURIYA,SOOMALIYA GAANA.Seddexda qofood ee la helay meydkooda isagoo dul sabaynaayo biyaha dushooda,laba ka mida dadka la helay meydkooda ayaa u dhashay dalka Suuriya waane nin iyo naag mana la sheegin dalka uu dhashay qofka seddexaad ee la helay meydkiisa. Xigasho DAILY SABAH-TYRKEY.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN

Previous
Previous

Wax ka ogow Qaatka Kenya siduu ku yimaad soomaaliya?

Next
Next

QAABKEE QOOR-QOOR U SHIRQOOLAY KHAYRE.