MUSLIMIIN LAGU DILAY BARTAMAHA DALKA NAYJEERIYA.
Ugu yaraan laba iyo labaatan qofood ayaa lagu dilay waxaane lagu dhaawacay afar iyo toban kale maalintii sabtida(14/8/2021)-ka ka dib markii koox muslimiin ah lagu weeraray magaaladda Jos ee bartamaha dalka Nayjeeriya sida uu sheegay Booliska. Afhayeenka booliska dalka Nayjeeriya Gabriel Ogaba ayaa saxaafadda u sheegay in weerarku dhacay ka dib markii dad muslimiin ah oo gaaraay in ka badan laba iyo qofood eey ka soo laabteen xaflad diini ah oo ka dheceeysay gobol u dhaw kan eey degan yihiin muslimiinta.XIGASHO ANADOLU.