DHAALIBAAN AYAA QABSATAY XUKUNKA MAXAA DHACAY MAXAASE XIGA?

800 (4).jpeg

Kooxda Dhaalibaan ayaa gacanta ku dhigtay dalka Afgaanistaan laba todobaad ka hor dhammaystirka daabulidda ciidamadda Maraykanka ee ku sugan dalka Afgaanistaan. Dagaalyahanadda Dhaalibaan ayaa sida duufaanta waxa eey u gaareen meel kasta oo dalka ka mida waxa eeyna qabsadeen dhammaan magaalooyinka waa weyn halka ciidamddii Afgaanistaan ee uu tababaray,qalabeeyey dalka Maraykanka lana ahaay xulafo eey baabe’een. Qoraaga cinwaankaan kana tirsan wakaaladda wararka ee assosciate press(AP) ayaa is weydiiyey dhawr su’aal isagana jawaabay su’aalahaas waxaa ka mida:

1-Maxaa ka dhacay Afgaanistaan? Kooxda Dhaalibaan ee dalka xukumeeysay dhammaadkii 1990-kii ayaa dib u qabsatay xukunka.

2-Waa maxay sababta eey ciidamadda Afgaanistaan u burbureen? Jawaab gaaban Musuuq.

3-Maxaa Afgaanistaan ka dhici doono ka dib qabsashada Dhaalibaan? Ma aha mid cad.

4-Dhaalibaan ayaa qabsatay xukunka maxay uga dhigan tahay dumarka reer Afgaanistaan? Qaar badan oo ka mida dumarka ree Afgaanistaan ayaa waxa eey ka cabsi qabaan in hoos loo dhigo xuquuqdooda. XIGASHO AP.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

FALCELINTII LAGA SAMEEYEY QABSASHADII DHAALIBAAN QABSATAY AFGAANISTAAN.

Next
Next

MUSLIMIIN LAGU DILAY BARTAMAHA DALKA NAYJEERIYA.