FALCELINTII LAGA SAMEEYEY QABSASHADII DHAALIBAAN QABSATAY AFGAANISTAAN.
Tan iyo markii eey kooxda Dhaalibaan qabsatay awooda dalka Afgaanistaan waxaa soo baxaayey falcelin aad u xoog badan,falcelinta ayaa waxa eey inteeda badan ka timid wadamadda reer galbeedka ee ciidamaddu ka joogeen Afgaanistaan,tusaale ahaan dalka Maraykanka waxaa qabsashada Dhaalibaan ee Afgaanistaan ka dhalatay kala fikir duwanaasho ku saleeysan xisbiyo,xisbiga talada haayo(D) waa uu taageersan yahay in ciidamadda Maraykanka laga wada saaro dalka Afgaanistaan halka xisbiga(R) madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump eey leeyihiin waa inuu iscasilaa Biden.Dalka Iraan iyo kooxda Alshabaab waxa eey u hambalyeyeen Dhaalibaan waxa eeyna ku tilamaameen geesiyaal dhulkooda ka saaray kuwii ku soo duulay,si aad uga bogatid falcelinta riix link-ga hoose. XIGASHO REUTERS.