MUHAAJIRIINTA DALKA MARAYKANKA.

(SAWIRKA)-MUHAAJIRIINTA GOBOLKA NEW JERSY.

(NEW JERSY)-Dalka Maraykanka waxaa si sharci dara ah ku soo galo dad fara badan kana kala yimid dalalka deriska la ah,dalka Mexico waxa uu ka mid yahay dalka ugu dadka badan eyna ka xoogsadaan gudaha Maraykanka, dadka ka imaanayo wadamadaan ee ah muhaajiriinta ayaa soo galo safar dheer aadne khatar u ah si uga dhabeeyaan “Riyadooda Maraykanka”muhaajiriintaan ayaa doonayo iney helaan shaqo maalmeed eyna ku qaataan mushaar hooseeyo gudaha gobolka New Jersy,dadkaan Muhaajiriinta ah ayaa waxaa ka mid ah qaar sharci haysan iyo kuwa megengalyo doon ah,waxa eyna dadkaan dhabarka ku sitaan boorsoyin subaxnimada hore,waxa eyna saf ugu jiraan wadada dhinaceeda meel u dhaw aaga New York. Raga ayaa sugaayo iney helaan shqqooyinka dhismaha,Rinjiyeynta iyo gaadiidka qaado alaabadda halka dumarka ey sugayaan shaqooyinka dhinaca nadafadda ah.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

WEERAR LAGU DILAY DAD OO KA DHACAY…

Next
Next

SOMALIA IYO KENYA OO MAR KALE ISKULA DHICI RABA…