WEERAR LAGU DILAY DAD OO KA DHACAY…

(SAWIRKA)-MASJIDKA UU KA DHACAY WEERARKA.

(TEHRAN)-”Afara qofood ayaa la dilay ka dib markii uu dhacay weerar argagixiso”kana dhacay Shrine ee Shaah Sheragh Shiraz ee caasimadda gobolka Faaris,sidaas waxaa laga soo xigtay Wakaaladda Wararka u faafiso dalka Iraan IRNA. Warbaahinada kala duwan ee dalka Iraan ayaa soo weriyey tiro kala duwan oo dadka dhintay ah,wararka qaar ayaa sheegaayo in dhimashadu ka yar tahay afar qofood,Wakaaladaha wararka dawladda Iraan ee IRNA iyo Tasnim ayaa si wadajir ah u sheegay in weerarka ey ka qeybqaateen laba qofood oo wax shirqoolay,laakinse taliyaha ciidamadda Faaris ee Ilaaladda Kacaanka Iraan Yadolaah Boudli ayaa waqti dambe oo maanta ah mar uu la hadlaayey Tv-ga dawladda Iraan sheegay in weerarka uu fuliyey hal nin oo hubaysan lana qabtay weerarka ka dib.

ISHA/WAKAALADO.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

YAA QAADI DOONO KOOBKA SANNADKAN?

Next
Next

MUHAAJIRIINTA DALKA MARAYKANKA.