MUDANE CALI SHIINE OO LOO DOORATY…

CALI SHIINE.

(MUQDISHO)-Waxa uu in mudda ah khilaaf xoogan uu ka taagnaay cidda Madax ka noqonayso XSKC waxaan horay u dhacday dhawr isku day oo lagu xalinaayo arrintaan balse ma eysan guulaysan oo waxa ey ku soo dhammadeen guul darro. XSKC ayaa waxa uu isku dayey inuu Wasiirka Dhallinyarad iyo Cayaaraha ku qanciyo in XSKC loo madax baneeyo arrimihiisa balse Wasiirka ayaa arrintaa ka madax adeeygay,waxa uuna Wasiir Barre askar iyo awood dawladeed u adeegsaday is hortaaga kulan la rabay in lagu doorto Madaxweynaha XSKC kulankaaso ka dhici lahaay Hotel-ka Doorbin ee degmada C/casiis ee Gpbolka Banaadir 2/2/23-ka,laakinse markii uu Wasiir yaqiinsaday in arrintaan ey ka dhalan karto ciqaab wadareed ayuu farah kala baxay waxane magaaladda Muqdisho ka dhacady laba doorasho oo mid ka mida ahayd mid lagu abuuraayo Qas balse xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA soo kala cadeeyey cidda ey u aqoonsan yihiin inuu yahay Maxada XSKC maanta oo Isniin ah 6/3/23-ka.

ISHA WARKA SBMEDIA.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

FALAAGA M23 OO KU DHAWAAQDAY XABAD…

Next
Next

WASAARADDA AWQAAFTA OO MAGACAWDAY…