FALAAGA M23 OO KU DHAWAAQDAY XABAD…

FALAAGADA M23 EE DRC.

(KIGALI)-Falaagada M23 ee ka dagaalanta dalka Jamhuuriyada Koongo Dimuqaraadiga ayaa maanta oo Talaada ah ku dhawaaqday xabad joojin hal dhinac ah si loo furo wada hadalo kala dhexeeyo xukuumadda Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Koono. “Falaagada M23 waxa ey halkaan ka cadaynaysaa xabad joojin dhaqan geleyso maanta oo Talaada ah 7/3/23-ka saacda Koongo markey tahay 12:00-duhurnimo si loo furo wada hadal siyaasadeed” sidaas waxaa sheegay afhayeenka Falaagada M23 Lawrence Kanyuka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CAF OO U HAMBALYEYSAY MW-CALI SHIINE.

Next
Next

MUDANE CALI SHIINE OO LOO DOORATY…