WASAARADDA AWQAAFTA OO MAGACAWDAY…
WASIIRKA AWQAAFTA IYO ARRIMAHA DIINTA XFS SHEEKH ROOBOW.
(MUQDISHO)-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Mukhtaar Roobow Cali ayaa waxaa lagu magacaabay Gudi ka kooban Sagaal Xubnood kuwaso qabanaayo tartanka adeega Xajka ee sannadkan 1444-Hijriyada/2023-ka,Gudigaan ayaa waxaa looga fadhiyaa inuu u cadaalad falo tartamayaasha soo codsado ineey u isutaagaan sidee u gudan lahaayeen adeega kaga aadan Soomalida sannadkaan tegayso Xajka. Ma aha arrin sahlan oo si fudud loo soo dhamayn karo in la soo xulo shirkadaha bixinaayo adeega Xajka ee Sannadkaan.
ISHA WARKA A.