MIDAWGA YURUB OO TAAGEERAY SOOMAALIYA.

(SAWIRKA)-CALANKA MIDAWGA YURUB.

(BRUSSELS)-Wararka ka imanaayo Ururka Midawga Yurub ayaa sheegaayo in Midawga Yurub uu taageero xoogan u muujiyey dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka Midawga Yurub ayaa waxa uu xooga saaray Madax banaanida iyo Qarnimadda dalka Soomaaliya iney tahay mid lama taabtaan ah cid kasta oo ku soo xadgudubtana ey noqon doonto mid ey ka raacdo fadeexad aad u weyn. Midawga Yurub oo jecel inuu Xusuusiyo muhimadda ey leedahay in la ixtiraamo Midnimada,Madax banaanida iyo wadjirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayadoo la raacaayo dastuurkeeda,Axdiga Midawga Afrika iyo kan Qaramada Midoobe,arrintan ayaa muhiim u ah xasiloonidda Gobolka Geeska Afrika ee hadda la daalaa dhacaayo Amni darri,Abaaro iyo Msuubooyin dabiici ah.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKLHRISO.

Previous
Previous

BAARLAMAANKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO…

Next
Next

SOOMAALIYA IYO MASAR OO QORSHEYNAAYO ARRIMO CULUS.