MAXAA DENI LA GUDBOON KA HOR 8/1/24-KA?

(SAWIRKA)-MW-SICIID DENI.

(GARAWE)-Waxa aan la wada soconaa in dhibaato adag ey ka taagan tahay maamulka Puntland dhibaatadaasi oo ah Doorashooyinka ka dhacaayo degaankaas,MW-Deni oo hadda haayo xilka ayaa qorsheeyey in maamulkiisa ey ka dhacdo doorasho Qof iyo Cod ah balse arrinkaas ayaa waxaa ka horyimid rag xildoon ah rabane in wax lagu soo doorto qaabkii hore ey ku soo dhaqmi jirtay Puntland,waxaane Puntland ka dhacay dagaalo culus ey isku fara saareen Mucaaradka Puntland iyo maamulka Deni uu hogaamiyo,waxaane dagaaladaasi ka dhashay dhimasho,dhaawac iyo burbur hantiyeed oo aan ilaa iyo maanta aan la iska warsan cidda qaadaysa masuuliyadda dhibakaasi dhacay,hadaba MW-Deni ma is badbaadin doonaa ka hor inta aan la gaarin 8/1/24-k? Xusuusnow in MW-Deni muddo xileedkiisa ey ka harsan tahay oo kaliyah afartan cisho lana doonayo in maamulka Puntland uu yeesho hogaan cusub oo Puntland sii haayo shanta sano ee socoto.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAY KAGA DHIGAN TAHAY MUCAARADKA IN MAHAD SALAAD TAGO S/BAKAARAHA?

Next
Next

HORJOOGE ALSHABAAB AH OO LAGU DILAY MUDUG.