MASAAJIDO KU YAALO LONDON OO LA…
(LONDON)-Laba Masaajid oo ku yaalo magaaladda London ee dalka Ingiriiska ayaa maamulkooda ka naxay ka dib markii ey heleen laba warqadood ey soo qoreen Nacaybka Islaamka(Islamaphobia) waqti ey dheceen laba dhulgariir oo kala dhacay dalalka Turkiga iyo Suriya,”Waa walaac iyo Karaahiya”loo muujinaayo Muslimiinta iyo waqtigaan la joogo,halka caalamka oo dhan uu u dhaqaaqay sidii uu u kaalmeyn lahaay dadkii ey waxyeelada ka soo gaartay dhulagriirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suriya.
ISHA WARKA AA.