KOOX WEERARTAY MADAXWEYNAHA FARANSISKA…

EMMANUEL MACRON.

(PARIS)-Maxkamada qaada dembiyada ey galaan Argagixisada ee dalka Faransiiska ayaa dembi ku heshay seddex qofood maanta oo Jimca ah,seddexdaan qofood ee la horkeenay Maxkamada ayaa qorsheynaayey ineey weeraraan Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ka dib markii ey maxkamadu ey ku shiday tooshka Xagjirnimada Midigta Fog ee kooxdu ka sameyso khadka Internet-ka.

ISHA WARKA AFP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WEERAR ISMIDAMIN KU BILAWDAY OO KA DHACAY…

Next
Next

MASAAJIDO KU YAALO LONDON OO LA…