SOMALI 36-JIR AH OO LAGU DILAY MARAYKANKA.

AUN-CALI ISMAACIIL SAWIRKIISA.

(ARLINGTON)-Nin reer Arlington ah ayaa si xun loogu toogtay Arlington ka dib markii la istaajiyey isagoo ku sii socda gurigiisa waxaane toogashada gaystay tuugo hubaysan oo isku qarinaayey baabuur ey jabsanaayeen,sidaas waxaa sheegay booliska Arlington. Toogashada ayaa dhacday(5:15)-AM subaxnimo waxa eyna toogashada ka dhacday cinwaanka 1400-block of Prentice street una dhaw South Collins Street ee wdada 20-aad isku xirto gobolada.

ISHA WARKA AB.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MASAAJIDO KU YAALO LONDON OO LA…

Next
Next

38,044-QOFOOD AYAA KU DHIMATAY DALKA….