MARAYKANKA OO XADIDAYO DAL KU GALKA UU…

XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADDA MARAYKANKA ANTHONY BLINK.

(NIGERIA)-Dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu xadidaayo dal ku galka uu siiyo mawaadiniinta dalka Nayjeeriya ayadoo ey todobaadyo ka dhiman yihiin doorashada dalka Nayjeeriya. Xogahayaha arrimaha dibadda dalka Maraykanka Anthony Blink ayaa ku sheegay qoraal uu soo saaray”Waxa aan taageereynaa doorashada soo socoto ee dalka Nayjeeriya,maanta waxa aan ku dhawaaqayaa inaan xadaynay dal ku galka aan siino mawadiniinta reer Nayjeeriya gaar ahaan kuwooda ku lug yeesho baabi’inta dimuqaraadiyadda dalka Nayjeeriya. Dalka Maraykanka waxa uu taageerayaa dadka reer Nayjeeriya waxa ey rabaan kulana dagaalami karaa Musuqa kuna xoojin karaan Dimuqaraadiyadda dalka Nayjeeriya iyo inuu sareeyo Sharciga”.

ISHA WARKA AA.

Previous
Previous

ISLAM NACAYBKA KA JIRO YURUB OO KORDHAY.

Next
Next

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY…