WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY…

TARIINKA UU WEERAKA KA DHEX DHACAY.

(BERLIN)-Ugu yaraan laba qofood ayaa geeriyootay waxaane dhaawacmay shan kale ka dib markii nin ku hubaysan mindi uu weeraray rakaabkii iyo shaqaalihii tariinka gudaha dalka Jarmalka,weerarkaan bahalnimada ah ayaa ka dhacay gudaha tariin u kala socdo inta u dhexeeyso magaalooyinka Hamburg iyo Keil. Ciidamo boolis ah oo aad u fara badan ey wehliyaan shaqaalaha gargaarka deg dega ah ayaa u dhaqaaqay Brokstedt oo 30-kiilomitir waqooyiga kaga beegan magaaladda Humburg.

ISHA WARKA GERMANY.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MARAYKANKA OO XADIDAYO DAL KU GALKA UU…

Next
Next

DALKA NORWAY OO MARTIGELIN DOONO…