MARAYKANKA OO SOOMAALIYA UGU DEEQAY ADDUUN DHAN $92.6-MILYAN.

(SAWIRKA)-WASIIRADA QORSHEYNTA IYO MALIYADA OO LA FADHIYA SII HAYAHA SAFAARADA MARAYKANKA SOOMAALIYA.

(MUQDISHO)-Dalalka Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Muqdisho waxa ey ku kala saxiixdeen heshiis houmarineed ey ku bexeyso lacag dhan $92.6-Milyan oo doolarka Marykanka ah,lacagtaan ayaa loogu talagalay in loo isticmaalo horumarinta dalka Soomaaliya. Heshiiska labada dal ey wada galeen ayaa waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiiradda kala ah Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Md.Xildhibaan Maxmuud C/raxmaan Beene Beene iyo Wasiirka Maaliyadda Md.Xildhibaan Biixi Imaan Cige dhinaca dalka Maraykanka ayaa waxaa heshiiska u saxiixay sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Shane Dixon.

ISHA/VOA-SOMALIA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

TALIYE SARE OO KA TIRSAN NISA OO LAGU DILAY DOOLOW.

Next
Next

AMIIR ALSHABAAB AH OO ISA SOO DHIIBAY.