TALIYE SARE OO KA TIRSAN NISA OO LAGU DILAY DOOLOW.

(SAWIRKA)-TALIYAHA NISA EE LAGU DILAY DOOLOW.

(GEDO)-Wararka ka imaanayo degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegaayo in halkaasi uu ka dhacay dil loo gaystay sarkaal sare oo ka tirsan hayadda Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA,gudoomiyaha degmada Doolow ee Gobolka Gedo Md.Barre Maxamed oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ayaa xaqiijiyey inuu jiro dilka taliyaha NISA ee degmada Doolow Ibraahim Hilawle,dadka degaanka ayaa sheegay in taliyaha lagu dhex dilay gudaha Hotel lagu magacaabo Ibrhaim Shire kuna yaalo degmada Doolow, sida la soo sheegay dilka taliyaha ayaa waxaa gaysatay xaaskiisa oo lagu magacaabo Xamdi C/laahi Cali.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DAGAAL CULUS OO KA DHACAY ABOOREY.

Next
Next

MARAYKANKA OO SOOMAALIYA UGU DEEQAY ADDUUN DHAN $92.6-MILYAN.