MARAYKANKA OO KA FEKERAAYO INUU CUNAQABATAYN SAARO…
Maamulka madaxweyne Biden ayaa sheegay inuu ka fekeraay inuu dal ku galka Maraykanka ka joojiyo masuuliyiin ka tirsan dalalka Itoobiya iyo Eritereeya sida uu qoray wargayska Foreign Policy,talaabadaan fiisaha dalka Maraykanka looga joojinaayo masuuliyiinta itoobiya iyo Eritereeya ayaa waxaa u sabab ah falalkii aadka u foosha xumaay eeyn ka muuqatay arxandaridda ee ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.XIGASHO FOREIGN POLICY.