SHAQAALE SOOMAALIYEED OO MAXKAD U XUKUNTA LACAG DHAN $5.5M.

V5GRPLKAOJFANNGSSYWURU56BQ.jpeg

Waxaa in muda ah dalka Maraykanka ka socotay dacwad u dhexeeysay shaqaale u dhashay soomaaliya iyo shirkad ka ganacsatada Hilibka(JBS),arrintaan ayaa waxa eey ka bilaabaty dukashada salaada gaar ahaan Bisha barakaysan ee Ramadaan,shaqaalahaan soomaalida ah ayaa waxa eey si wadajir ah uga shqeynaayeen shirkadaas waxa eeyna hal mar ilsa aadaayeen sida la sheegay salaada waxa eeyna taas ka careysiisay masuuliyiintii shirkadda oo markii dambe go’aan ku gaaray in shaqada laga eryo dhammaan soomaalida. Shaqaalihii soomaalida ahaay ayaa dacwad ku soo oogay shirkada waxa eeyna dacwadda qaadatay muddo sanado ah ugu dambayntiina todobaadkan ayey maxkamad ku xukuntay shirkadda ineey bixiso lacag dhan 5.5 milyan oo doolar iney siiso shaqaalihii sooaalida ahaay ee shaqadda laga saaray waxane la amray shirkadda ineey tababarsiiso horjoogayaasheeda sida eey ula dhaqmaan shaqaalaha.XIGASHO REUTERS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SWEDEN OO SOOMAALIYA UGU DEEQDAY LACAG DHAN…

Next
Next

MARAYKANKA OO KA FEKERAAYO INUU CUNAQABATAYN SAARO…