MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN LA MAAGAN…

DAGAALKA DALKA SUDAN.

(WASHINGTON)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa maanta oo Khamiis ah(4/5/23)-ka saxiixay fulinta amar cusub oo cunaqabteyn lagu saarayo kuwa handadayo”Nabada,Amniga iyo deganaanshaha”dalka Sudan,waxa uuna Biden sheegay in la soo dhammeynayo rabshadaha dalka Sudan. “Aniga waxa aan ka mid ahay shacabka nabada jecel ee reer Sudan iyo hogaamiyeyaasha caalamka ee sida adag ugu baaqay xabad joojinta la dhexdhigayo labada Generaal,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay dalka Maraykanka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

5-MACALLIN OO LAGU DILAY PAKISTAN.

Next
Next

NIN RASAAS KU FURAY XARUN CAAFIMAAD.