5-MACALLIN OO LAGU DILAY PAKISTAN.

CIIDAMADDA AMAANKA PAKISTAN.

(PAKISTAN)-Ugu yaraan todobo qofood ayna ku jiraan shan macallin ayaa la dilay maanta oo khamiis ah(4/5/23)-ka ka dib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay dugsi ku yaalo Waqooyi-Galbeed dalka Pakistan sidaas waxaa sheegay booliska dalka Pakistan. Toogashada ayaa ka dhacday dugsi sare oo ku yaalo magaalo fog kuna taalo xuduudka uu dalka Pakistan la leeyahay dalka Afganista.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

USAID IYO WFP OO JOOJIYEY DHAMMAAN…

Next
Next

MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN LA MAAGAN…