USAID IYO WFP OO JOOJIYEY DHAMMAAN…
GOBOLKA TIGRAY EE DALKA ITOOBIYA.
(MUQDISHU/NAIROBI)-Hayadda samafalka dalka Maraykanka USAID iyo hayada cuntada adduunka ee WFP ayaa joojiyey kaalmadii cunto ey siin jireen gobolka Waqooyi ee dalka Itoobiya ee Tigray ka dib markii la leexsdaay cunto kaalma ahayd si aan sharci ahayn loogu beecinaayo suuqyada maxaliga ah ee gobolka Tigray halkii laga siin lahaay dadkii u baahnaay. Qoraalo ka kala gedisan ey soo saareen(USAID/WFP) dabayaaqadii shalay oo Arbaca ahayd ayey ku sheegeen in la leexsaday kaalmadii cuntada ahayd ee loogu talagalay gobolka Tigray loona leexshay suuqyada maxaliga ah ee gobolka Tigray,arrintaan ayaa ah mid baabi’inayso juhdigii raashin lagu gaarsiin lahaay kuwa u baahan in la kaalmeeyo kuna sugan gobolka uu halakeeyey dagaalka ee Tigray.
ISHA WARKA AA.