MAGEFIHII LIIBIYA OO LA QABTAY…
KIDANE ZEKARIAS HABTEMARIAM.
(DUBAI)-Nin u dhashay dalka Eritereeya oo tahriibiyo dadka waxa uuna ku caanbaxay samaynta xumaanta waxaane saldhig u ahaay dalka liibiya halkaaso uu ka tahriibin jiray dadka. Ninkaan ayaa masuul ka ahaay dhibaayenta dadka uu tahribinaayo sida Jirdil,Dil iyo xadgudubyo kale loona gaystay kumanaan qofood oo Afrikaan muhaajiriin ah ayaa hadda lagu xiray dalka Suudaan.
ISHA WARKA AA.