8-DEED QOFOOD OO LAGU DILAY GOBOLKA…
HOYGA UU KA DHACAY DHIBKA.
(USA)-Nin u dhashay gobolka Utah ee dalka Maraykanka ayaa toogasho aad u xun waxa uu ku dilay sideed qofood oo kala ah Xaaskiisa,Hooyada dhashay xaaskiisa,shan caruur ah iyo isaga naftiisa,sababta keentay in ninkaan uu gaysto dhibkaan ayaa lagu sheegay inj xaaskiiska ka gudbisay codsi ah inuu furo muddo laga joogo laba todobaad sida laga soo xigtay maamulka gobolka Utah ee dalka Maraykanka.
ISHA WARKA AP.