ALSHABAAB OO LAGU LAAYEY TUULADA HILAWLE GAAB.

CXDS.

(SOMALIA)-Tan iyo markii uu bilawday dagaalka lagu cirib tiraayo kooxda Alshabaab waxaa isa soo taraayey guulaha ey gaarayeen CXDS,hadaba kooxda argagixisada Alshabaab ayaa maanta oo Jimca ah waxa ey soo weerareen Tuuladda Hilawle Gaab ee degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka shabeelada dhexe ee dawlad Goboleed H/shabeele,weerarka Alshabaab ayaa waxaa ku geeriyoday askar iyo sarkiil ka wada tirsan CXDS iyo xoogaga dib u xureynta degaanada hoostaga Ruun-Nirgood. In Alshabaab soo weeraraan dhul laga saaray bilo ka hor waxaa loo sababeynaa in degaanadda Ceel-Buur,Wabxo iyo Gal-Hareeri yihiin goobo weli kooxda Alshabaab iska soo abaabulaan dadkii degaanadaas lahaayne ey ku mashquulsan yihiin sideey DFS uga heli lahaayeen ey daaro uga dhistaan caasimadda Muqdisho.

ISHA WARKA WAKALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

INTERPOL OO GACANTA KU DHIGTAY…

Next
Next

8-DEED QOFOOD OO LAGU DILAY GOBOLKA…