INTERPOL OO GACANTA KU DHIGTAY…

BOOLISKA CAALAMIGA AH.

(ISTANBUL)-Dadka ey dhimatay sumcadooda ee ku shaqeysta sharci darada isla markaasne og waxa ey ku sameynayaan dadka qaxootiga ah ineey yihiin waxyaabo xun ayaa lagu xiray dalka Suudaan ka dib markii booliska caalamiga ah(Interpol) ey halkaas ka sameeyeen hawlgal,sidaas waxaa shalay oo khamiis ahayd sheegay isku duwaha booliska caalamiga ah(Interpol).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

UK YAA KU WEHLIYO ARRINTA QAXOOTIGA…

Next
Next

ALSHABAAB OO LAGU LAAYEY TUULADA HILAWLE GAAB.